Dad Soomaali ah oo xalay dil iyo dhaawac loogu geystay degaanka Foslors

Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay Ganacsato Soomaali ah dil iyo dhaawac ugu geystay gudaha dalkaas, iyagoo intaasi ka dib goobta ka baxsaday. Weerarkan ayaa ka dhacay goobo ganacsi oo Soomaalidu ku leedahay degaanka Foslors oo ka tirsan Magaalada Johannesburg, waxayna dileen Muwaadin Soomaaliyeed halka laba kale ay dhaawaceen. Dagaal kooban ayaa la sheegay inuu … Continue reading Dad Soomaali ah oo xalay dil iyo dhaawac loogu geystay degaanka Foslors